Local content. Sovereign data. Global reach.
Built by Somalis, for Somalis: next Africa, then the world. Your stories belong to you, not their algorithm.
From Mogadishu to the diaspora, from the continent to the globe: Somali voices, on Somali terms.
Welcome to AdiTube Watch in English · 3 min
Ku Soo Dhowow AdiTube Ku daawo Af-Soomaali · 3 daq
Live 13,476+ videos · 8 categories · Fetching every 6 hours · Last updated 27 Nov 2026, 11:01 pm Melbourne time · Melbourne 03:08 · Muqdisho 19:08 · Homepage shows the last 7 days · Older in the Archive · nothing is ever deleted · Part of the iiEcosystem

Waligaa ma aragtay meher ku dhacaayo Luuqadda Suuldhabaaleynta (Sign Language)?

Culture & Arts BBC News Somali 4d ago Watch on YouTube

Sheekh Muuse Xasan Axmed (Kadle) oo ku taqasusay Luuqadda Suuldhabaaleynta ayaa Cabdixafiid Axmed Xasan oo ah wiil maqalka naafo ka ah ku mehriyay Deeqo Aadan Barkhadle ka dib markii uu u wakiishay waligeeda.Meherka Cabdixafiid iyo Deeqo ayaa ka mid ahaa guurwadareed loo sameeyay shan qoys oo ah dadka baahiyaha gaarka ah qaba oo ka dhacay magaalada Muqdisho. ------------------------------------------------------------------------------------ Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://