Shirkado maalgashi ayaa bilaabay in ay rajo weyn ka muujiyaan mustaqbalka dhaqaalaha dalka Liibiya.
Dalka Liibiyaha waxaa ka jiray kala qeybsanaan siyaasadeed iyo mid amni 15 kii sano ee ugu dambeysay ka dib markii xukunka laga tuuray madaxweynihii hore ee dalkaasi Mucamar Al-Qadaafi, hase yeesheen maalgashadayaasha ayaa bilaabay in ay rajo weyn ka muujiyaan mustaqbalka dhaqaalaha dalkaas. ------------------------------------------------------------------------------------ Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa