Magaalada Muqdisho waxaa si weyn hoos ugu dhacay qiimaha lakala siisto Kalluunka.
Kalluunka qaar oo qiimihiisu ka sareyn jiray 5 dolar halkiisa kiilo ayaa hadda suuqyada magaalada Muqdisho lagu iibsanayaa 2 dolar. Wariyaha BBC da Mohamud Abdiaziz ayaa booqday goobta ugu weyn oo ay ku soo xirtaan doomaha kalluumeysiga ee magaalada Muqdisho. ------------------------------------------------------------------------------------ Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada: Website: h