Maxay Ramla ka tiri murankii ka dhashay guusheeda?
Ramla Ali ayaa ka jawaabtay dadka aaminsan in Mikiah Kreps ay ahayd inay ku guuleysato tartankii ka dhacay Texas, halkaas oo Ramla ay ku hanatay labada suun ee WBO iyo IBF. Waxay sidoo kale sheegtay inay diyaar u tahay inay Kreps mar kale kula tartanto London. ------------------------------------------------------------------------------------ Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada: Website: