Ramla Ali oo BBC uga warrantay guusheedii horyaalka adduunka iyo waxa xiga mustaqbalkeeda feerka
“Soomaalinimadu wax walba ayay ii tahay.” Ramla Ali oo markii ugu horreysay ku guuleysatay labada suun ee horyaalka feerka adduunka ee WBO iyo IBF ayaa BBC Somali uga warrantay guusheedii taariikhiga ahayd, geeridii aabbaheed iyo muranka ka dhashay go'aankii garsoorayaasha ee tartankii ay la gashay Mikiah Kreps. Feeryahannadda Soomaaliyeed ee Ramla Ali (Ramla Said Ahmed Ali) ayaa 8-dii November 2026 magaalada Arlington ee gobolka Texas, Mareykanka, ku guuleysatay suumanka WBO iyo IBF ee miisaan