Maxay Afrika u doonaysaa inay joojiso dhoofinta dahabka iyo shidaalka ceeriinka ah?
Maxay Afrika u doonaysaa inay joojiso dhoofinta dahabka iyo shidaalka ceeriin? Muddo tobannaan sano ah, dalal badan oo Afrikaan ah ayaa dhoofinayay kheyraadkooda dabiiciga ah iyagoo dibadda kala soo degayay badeecooyin la farsameeyay oo qiimo sare leh. Hadda, dalal ay ka mid yihiin Itoobiya, Burkina Faso iyo Kenya ayaa doonaya inay beddelaan nidaamkaas, iyagoo xoogga saaraya in dahabka, shidaalka iyo macdanta kale lagu farsameeyo gudaha dalalkooda. Warbixintu waxay eegaysaa sida warshadaha si