Muuqaal ay ka muuqdaan carruur xijaaban oo uu Trump ku wadaagay Truth oo hadal-hayn ka dhaliyay.
Muuqaal ay ka muuqdaan carruur xijaaban oo uu Trump ku wadaagay Truth Social ayaa hadal-hayn ka dhaliyay Mareykanka. Dhacdo lagu tilmaamay mid lagu bartilmaameedsaday Carruur Muslimiin ah oo hadal-hayn weyn ka dhalisay Mareykanka, kadib markii Madaxweyne Donald Trump uu bartiisa Truth wadaagay muuqaal carruur xijaaban oo ka qeybgalayay munaasabadda qalin-jabinta fasalka xannaanada ee dugsi ku yaalla gobolka Minnesota. --------------------------------------------------------------------------