Local content. Sovereign data. Global reach.
Built by Somalis, for Somalis: next Africa, then the world. Your stories belong to you, not their algorithm.
From Mogadishu to the diaspora, from the continent to the globe: Somali voices, on Somali terms.
Welcome to AdiTube Watch in English · 3 min
Ku Soo Dhowow AdiTube Ku daawo Af-Soomaali · 3 daq
Live 13,442+ videos · 8 categories · Fetching every 6 hours · Last updated 27 Nov 2026, 11:01 am Melbourne time · Melbourne 20:05 · Muqdisho 12:05 · Homepage shows the last 7 days · Older in the Archive · nothing is ever deleted · Part of the iiEcosystem

95% kharashaadka dowladda Soomaaliya xaggee ku baxaan? | Bangiga Adduunka

Business & Economy BBC News Somali 26 Oct 2026 Watch on YouTube

Bangiga Adduunka (World Bank) ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku soo bandhigay warbixin cusub oo lagu magacaabo Somalia Public Finance Review 2026, taas oo qiimaynaysa dakhliga, kharashaadka iyo caqabadaha hortaagan horumarinta maaliyadda dadweynaha Soomaaliya. Warbixintu waxay sheegtay in ku dhowaad 95% kharashaadka dowladda ay ku baxaan hawlaha joogtada ah, sida mushaaraadka, amniga iyo socodsiinta hay'adaha dowladda. Arrintan ayaa xaddidaysa dhaqaalaha loo heli karo adeegyada dadweynah