Local content. Sovereign data. Global reach.
Built by Somalis, for Somalis: next Africa, then the world. Your stories belong to you, not their algorithm.
From Mogadishu to the diaspora, from the continent to the globe: Somali voices, on Somali terms.
Welcome to AdiTube Watch in English · 3 min
Ku Soo Dhowow AdiTube Ku daawo Af-Soomaali · 3 daq
Live 13,476+ videos · 8 categories · Fetching every 6 hours · Last updated 27 Nov 2026, 11:01 pm Melbourne time · Melbourne 03:40 · Muqdisho 19:40 · Homepage shows the last 7 days · Older in the Archive · nothing is ever deleted · Part of the iiEcosystem

Brazil oo hartay, England oo gudubtay, iyo Portugal vs Spain

Sport BBC News Somali 06 Jul 2026 Watch on YouTube

Brazil ayaa si lama filaan ah uga hartay Koobka Adduunka kadib guuldarradii Norway. England ayaa dhankeeda kaga gudubtay Mexico ciyaar adag, halka indhaha oo dhan ay hadda ku jeedaan kulanka weyn ee Portugal iyo Spain. Kauthar Indho iyo Abdishukri ayaa muuqaalkan waxay ku falanqeynayaan natiijooyinkii ugu dambeeyay, ciyaartoydii saameynta yeeshay, khaladaadkii la sameeyay iyo waxa laga filan karo wareegga xiga ee tartanka. ----------------------------------------------------------------------