Local content. Sovereign data. Global reach.
Built by Somalis, for Somalis: next Africa, then the world. Your stories belong to you, not their algorithm.
From Mogadishu to the diaspora, from the continent to the globe: Somali voices, on Somali terms.
Welcome to AdiTube Watch in English · 3 min
Ku Soo Dhowow AdiTube Ku daawo Af-Soomaali · 3 daq
Live 10,127+ videos · 8 categories · Fetching every 6 hours · Last updated 19 Oct 2026, 11:01 pm AEST · Homepage shows the last 7 days · Older in the Archive · nothing is ever deleted · Part of the iiEcosystem

Sheekh Xasan Al-Waajidi "Waxaan Qur'aan u aqriyanay dalalka Soomaaliya iyo Kenya"

Religion BBC News Somali 2d ago Watch on YouTube

Sheekh Xasan Al-waajidi oo ah madaxa Majaalisul Qur'aan oo ah goob qur'aanka loogu akhriyo dadka ayaa waxaa wareysigaan la yeshay Xasan Sheekh Cumar. Xasan waxa uu sheekha wax ka weydiiyay sida uu ugu baxay magaca Al-waajidi, Quraan saar ka online ka iyo dalal uu sheegay in uu Qu'raan u akhriyay. ------------------------------------------------------------------------------------ Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali Waxaad sidoo kale nagala socon ka