Local content. Sovereign data. Global reach.
Built by Somalis, for Somalis: next Africa, then the world. Your stories belong to you, not their algorithm.
From Mogadishu to the diaspora, from the continent to the globe: Somali voices, on Somali terms.
Welcome to AdiTube Watch in English · 3 min
Ku Soo Dhowow AdiTube Ku daawo Af-Soomaali · 3 daq
Live 10,324+ videos · 8 categories · Fetching every 6 hours · Last updated 21 Oct 2026, 11:01 pm AEST · Homepage shows the last 7 days · Older in the Archive · nothing is ever deleted · Part of the iiEcosystem

kumuu ahaa ganacsadahii xaley lagu dilay Gaalkacyo?

News & Current Affairs BBC News Somali 09 Sep 2026 Watch on YouTube

Waxaa xalay fiidkii magaalada Gaalkacyo lagu dilay Allaha u naxriistee Axmed Yuusuf Faarax Bootaan oo ahaa nin ganacsade ah, kaas oo la dilay xilli uu u socday salaadda Maqrib, kadib markii uu soo xiray xaruntiisa ganacsi.Ehelka marxuumka ayaa inoo sheegay in rag hubeysan oo watay gaari ay ku fureen rasaas xili uu sii galayay gaarigiisa, isla markaana ay ka baxsadeen goobta. ------------------------------------------------------------------------------------ Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Som