Local content. Sovereign data. Global reach.
Built by Somalis, for Somalis: next Africa, then the world. Your stories belong to you, not their algorithm.
From Mogadishu to the diaspora, from the continent to the globe: Somali voices, on Somali terms.
Welcome to AdiTube Watch in English · 3 min
Ku Soo Dhowow AdiTube Ku daawo Af-Soomaali · 3 daq
Live 6,435+ videos · 8 categories · Fetching every 6 hours · Last updated 2 Sep 2026, 10:01 am AEST · Homepage shows the last 7 days · Older in the Archive · nothing is ever deleted · Part of the iiEcosystem

Soomaaliya ma noqon doontaa sida Afghanistan marka ay baxaan ciidamada nabad ilaalinta ah?

News & Current Affairs BBC News Somali 11h ago Watch on YouTube

Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka furmay Shirka Qaran ee Amniga Gudaha kaas oo ajandihiisa lagu sheegay kor joogtaynta hay’addaha amniga, wadashaqaynta iyo xiriirinta hay’addaha amniga, iyo tan ugu muhiimsan oo ah maalingalinta amniga Soomaaliya oo xiligan wajahaya caqabado waaweyn. Shirka oo socon doona muddo labo maalmood ah ayaa waxa ka qaybgalaya xubno ka socda dawladda federaalka, dawlad goboleedyada iyo wakiillo ka socda wadamada iyo hay’addaha taageera amniga Soomaaliya. Weriyaha BBC-da