"Sanadkaan ilaa 31 qoys ayaa laga saaray faqriga" Dr Shiine
mid ka mid ah beelaha daga gobalka Sanaag gaar ahaan duleedka degmadaCeerigaabo ayaa xoolaha sakada uga faa'ideynaya dadka reerkaas ka tirsan ee nugul si looga saaro saboolnimada Dr Maxamuud Axmed Maxamed oo loo yaqaano Dr Shiine oo ah hormuudka howshaas ayaa uga waramay Cabdishukri Heybe. ------------------------------------------------------------------------------------ Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa