Dowladda hoose ee Muqdisho oo markii ugu horeysay tan iyo 1991 kii baareysa biyaha la isticmaalo.
Dawladda Hoose ee Muqdisho ayaa ku dhawaaqday in markii ugu horeysay tan iyo 1991 kii, magaala madaxda laga hirgaliyay shaybaarka hubinta badqabka iyo tayada biyaha laga isticmaamlo. Shaybaarkan oo noqonaya mid baaris ku sameyn doona dhammaan biyaha ka yimaada ceelasha ku yaala Muqdisho iyo hareerraheeda iyo warshadaha biyaha sifeeya ayaa looga gol leeyahay in lagu hubiyo caafimaadka bulshada sida ay sheegtay dawladda hoose. Weriyaha BBC-da ee Muqdisho Ibraahim Maxamed Aadan ayaa xafiiskiisa